Roob 5-qof dilay oo ka da’ay Hargeysa iyo Biixi oo kormeer sameeyay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ka da’ay roob mahiigan ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad danyar ah. Roobka xalay ka da’ay magaalada Hargeysa ayaa ahaa mid aad u xoogan oo saameyn badan ku yeeshay qeybo kamid ah magaalada , waxa ayna biyaha roobka galeen guryo … Continue reading Roob 5-qof dilay oo ka da’ay Hargeysa iyo Biixi oo kormeer sameeyay (Daawo Sawirada)